Daawo:Kulan Looga Hadlayo Fatahaada Gedo ayaa Lagu Qabtay Muqdisho

Baardheere

Magaaladda Muqdisho waxaa ka dhacay Kulan ay soo qaban qaabisay Hay’adda Alrahmah Foundation for Education and development, waxaa Soo Xaadiray Kulanka, Siyaasiyiin, Mas’uliyiin iyo Aqoonyahano kala duwan.

Kulanka ayaa ku Saabsanaa Qeylo dhaanta, Xaaladda Bini’adamnimo ee Gobolka Gedo, kajirto, taasoo ay Sababeen daadadka iyo Fatahaadaha ka dhashay, Elnino-di Sanadkaan ku dhufatay Gobolka Geeska.

Wasiir Ku xigeenka Waxbarashada Xukuumadda Federaadka Soomaliya ayaa Baaq ku aadan Qeylo dhaaminta ka jeediyay goobta, isagoona Fariin u diray, Dowladda Federaalka Soomaliya, Dowlad Goboleedka, Hay’adaha Caalamiga ah, iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.