Ninkii Mahad Salaad Usoo Diray inuu Qalqaliyo Amniga Guriceel oo Lasoo Qabtay

mahadsalaad

Hay’addaha amaanka ayaa goob fagaaro ah kusoo bandhigtay eedeysane ku eedeysan dilka marxuum Cabdulaahi Cali Hudey, kaaso oo uu Mahad Salaad usoo diray inuu amni daro kasameeyo Magaalada Guriceel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.