Qalalaasaha Doorashada Maamulka Puntland oo xal loo raadinayo

puntland

Cuqaasha dhaqanka iyo waxgaradka Bulshada Puntland ayaa wado waan waan ay ku doonayaan inay isku soo hor fariisiyaan, oo laga baaqsado dagaal dhex mari kara xukuumadda Puntland iyo mucaaradka.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo xiisad dagaal laga dareemayo magaalada caasimadda ah ee Garoowe, oo shacabka qaarkood ay ka barakeecn.

Xiisadda ayaa salka ku haysa doorashooyinka Puntland, oo xukuumadda madaxweyne Deni ay sheegtay inay qabaneyso mid qof iyo cod ah, halka mucaaradka ay doonayaan in lagu wado habkii hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.