Safarkii Xamse ku Tagay Gedo oo ahaa Igu Sawir iyo Faaninta Jubbaland

Xamse

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Sadex Maalin ka hor ku tagey Safar igubsawir ah degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Ra’iisalwasaaraha Sooomaaliya ayaanan booqan Degmooyinka Buurdhuubo iyo Baardheere oo ay burbureen buundooyinkii waxaaana qasaaro wayn ka soo gaaray dhismayaashii iyo beeeihii degmooyinkaas.

ujeedka ugu wayn ee Xamse Doolow ku tagay ayaa ahaa sidii uu u dhihii lahaa waxaan la kulmay Maamulkii Axmed Madoobe.

Hoos Ka daawo Xildhibaan faaninaya Imaatinka Xamse waxaana wali muqdisho ku xaniban doonyo loo iibiyey Gobolka Gedo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.