Kulan looga hadalayay sii loogu gurman lahaa dadka kunool Gobolka Gedo ee ay saameeyeen fatahaadaha ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi.
Waxgaradkii iyo Siyaasyiintii kulan ka hadlay ayaa Dowlada Soomaaliya ku eedeeyey inay ka gaabisay u gurmashada dadka ay saaameeyeen Fatahaadaha Wabiyada.
Leave a Reply