Daawo:Jeesow oo Fashiliyey 500 oo Kun oo ku Jirtay Xisaab xirka Miisaaniyada

daahiramiin

Xildhibaan Amiin Jeesow oo ka qayb galay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaladaad wayn oo ku jira Xisaab xirka Miisaaniyada Dowlada.

Xildhibaan Amiin Jeesow ayaa soo bandhigay lacag dhan 5 Boqol oo kun oo doolar oo ku jirtay miisaaniyada laguna sheegay in barlamaanka u istaamaalay kiro guri iyo shidaal, taas oo xildhibaan jeesow sheegay inaysan jirin xildhibaano guryo iyo Shidaal laga baxsho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.