Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa ka hadlay Sida Wanaagsan ee loogu soo Dhaweeyey Qardho

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kasoo kicitimay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey magaalada hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Qardho Boqor burhaan Boqor Muuse.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.