Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeedba ugu hambalyeeyey guusha laga gaaray deyn cafinta Soomaaliya.
Madaxweyne hore Farmaajo ayaa yiri”Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa guusha taariikhiga ah ee ku aaddan dhammeystirka halganka deyn cafinta Soomaaliya oo maanta uu qiray Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka in la gaaray bar-dhammaadkii dayn cafinta”.
Leave a Reply