Daawo:Soomaaliya oo Si Rasmi ah ugu Biirtay Ururka Bariga Africa EAC

Xasansheekh

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).

“Muhiimadda juqraafiyeed ee Soomaaliya waxay sare u qaadi doontaa muhiimadda Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga afrika ee caalamka.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.