Allaha Unaxariistee Wasiir Khadiijo oo Ku Geeriyootay Dalka Jabuuti

khadiijo

Wasiirkii Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ku geeriyootay Dalka Jabuuti.

Mas’uuliyiin katirsan Dowladdda Federalka oo kusugan Dalka Jabuuti ayaa xaqiijiyay geerida Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye,waxaana la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ay Xanuunsaneysay.

Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay.

Allaha Unaxariistee Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxa ay aheed haweeney si weyn u dhexmuuqday Siyaasadda tan iyo Burburkii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.