Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadley 17 ka Xildhibaan ee Barlamaanka Puntland

garaadjamac

Garaad Jaamac Garaad Cali oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay Waxa laga Yeelo 17 Xildhibaan ee Barlamaanka Puntland.

Garaad Jamaaca ayaa sidaan Yiri “Ma jiro Xildhibaano cusub oo la soo xulayo , kuwii horena Mandate(Ogolaansho) lama siinayo Anigu Xildhibaano horey umaan xuli jirin , Hadana xuli maayo”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.