Isimada iyo Garaadada SSC oo Maanta kulan aan Caadi ahayn ku yeeshay Laascaanood ayaa sheegay inay yihiin Maamul Goboleed Dowlada hoos taga sidaa darteena aysan soo xulayn Xildhibaanada barlamaanka Puntland.
Garaad Jaamac Gaarad Ismaaciil ayaa ka hadlay go’aankii ay wada qaateen Garaadada SSC.
Leave a Reply