Itoobiya oo ku dhowaaqday inay iska bixin wayday daynta Lagu Lahaa

abiyahmed

Dowladda Ethiopiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska bixin waaya.

Dalalka kala ah  Zambia iyo Ghana ayaa horay ugu guul daraystay sidii ay iskaga bixin lahaayeen daynta lagu lee yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.