Maamulka Cusub ee Puntland sida Madaxwaynaha. Kuxigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa Madaxwaymaha Soomaaliya Xasan Sheekh ugu baaqay inuu joojiyo kali talisnimada uu kawado Muqdisho.
Maamulka Cusub ee Puntland oo war qoraala Soosaaray ayaa Madaxwayne Xasan ugu baaqay inuu Joojiyo wax ka badalka Dastuurka oo ugu horayso ra’iisalwasaaraha oo lagu badalo Madaxwayne Kuxigeen.
Hadalkaan kasoo Baxay Madaxda Puntland ayaa muujiinaya inay Puntland dib u bilowday Khilaafkii kala dhaxeeyey Madaxwayne Xasan Sheekh.
Leave a Reply