Taliyaha Booliska Soomaaliya Janaraal Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay dhaawacyo magaalada Muqdisho loogu gaystay Ciyaartoyda Koonfurgalbeed.
Taliye Sulub ayaa amray Hey’addaha Amaanka inay Baaritaan dhab ah ku Sameynaya Weerarkii lagu Qaaday Ciyaartowda Koonfur Galbeed.
Leave a Reply