Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Hon Ilyas Osman Lugatoor ayaa soo dhoweeeyey Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey isaga oo kaga hor tegey deegaanka Hadhwanaag ee gobolka Sool.
Hogaamiyaha iyo weftigiisa ayaa ka mida Madaxda ka qayb gelaysa Caleemasaarka Madaxda cusub ee dowladda Puntland oo qabsoomaysa maalinta beri ah.
Soo dhoweynta waxa ka qayb galay masuuliyiinta kala duwan ee Goleyaasha dowladda, Ururada bulshada iyo masuuliyiin kale.
Leave a Reply