Ra’iisalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay Caleemo Saarkii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka dhacday Magaalada Garoowe ayaa weerar afka ku qaaday Madaxwayne Xasan Sheekh isagoo sheegay waxii shalay ka dhacay Barlamaanka inay ahaayeen dag dag dalka uu gali karo khatar.
Leave a Reply