Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Galabta garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusii sagootiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Garoowe kaga qeybgalay Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.
Kulaa saacado qaatay oo Madaxwayne Xasan iyo Deni ku dhexmaray Madaxtooyada Puntland ayaa kusoo dhamaaday Fashil kadib markii Madaxwayne Xasan ku adkaystay arimaha Dastuurka inaan Cidna loo joojinayn.
Leave a Reply