Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiira Cusub

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka xukuumaadda Soomaaliya ayaa loo magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye),sidoo kale wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeenta Soomaaliya ayaa isna loo.magacaabay Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay).

Ismail Abdirahman Sheikh Bashir ayaa laga qaaday xilka wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeenta,halka Maxamed Madoobe Nunow aya isna laga qaaday xilka wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliy

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.