Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo akhrinta koowaad marsiiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa yiri sidaan “Golaha sidaan haloo dhaamo, iyada oo heshiiskii la keenin ayeynu maanta oo dhan ku heyna aan ansixino, waatii maalintii nala marsiiyay habracii dastuurka anaga oo aan arag”
Leave a Reply