Daawo:Kenya Airways oo dib u bilaabaysa duullimaadyadii Muqdisho iyo Masuuliyiin Ka Qayb Galay

garoon

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Masuuliyiin ka tirsan dalka Kenya oo uu kamid yahay aadan Bare Ducaale ayaa ka qeyb-galay manaasabadd xarigga looga jarayay dib u bilaabida Duulimaadkii Diyaraadda Kenya Airways ku imaanayso Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.