Daawo:Villa Somaliya oo Jawaabtii la rabay aan ka bixin Isbaraadii Xasan Sheekh loo dhigay

villasomalia

Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay isku day Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika.

Shacbka Soomaliyeed ayaa sugaayey inay dowlada Soomaaliya qaado tilaabo ka dhana Dowlada Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.