Xildhibaan cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka qayb galay kulankii barlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay isbadalka lagu sameynayo daatuurka waxuu soo bandhigay qodobo la saaray dastuurka oo ay kamid yihiin Nidaamka Xisbiyada badan, Maqaamka Muqdisho.
Dhanka Kale Xildhibaan cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in tastuurka laga rabo inuu dalka yeesho labo xisbi iyi madaxwayne iyo kuxigeenkiisa.
Leave a Reply