Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe agaasimaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya, fulinaya shaqadii loo idmaday ayaa xabsiga u taxaabay wariye Xuseen Cabdulle.
Xildhibaano,Suxufiyiin iyo Qoyska Wariye Xuseen Cabdulle ayaa war kasoo saaray xarigga Muqdisho loogu geystay wariye Xuseen iyagoo eedayn ujeediyey Haya’ada Nabadsugida.
Leave a Reply