Shirkada Isgaarsiinta ee Hormuud ayaa ka hadashay Lix kamida Shaqaalahooda oo Qarax lagula eegtay Garasbaapay oo aj Duleedka Muqdisho.
Warka shirka hormuud ayaa sidaan u qornaa.
Lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ayaa ku naf waayay qarax galabta lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.
Waxa aan ehellada, asxaabta, shaqaalaha shirkadda, iyo bulshada Soomaaliyeed uga tacsiyeynaynaa geerida shaqaalihii ku naf waayay falkaan gurracan, waxaana Alle uga baryeynaa in uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo.
Leave a Reply