Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo Lagu Soo Dhaweeyey Caabudwaaq

Qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha oo ku sugnaan doona degmada maalmaha soo aaddan ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Cabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.