Maxkamada Banaadir oo Go’aan Ka Gaartay Kiiskii Agaasimayashii Hore ee Hay’ada Socdaalka

koofi

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Go’aan ka gaartay dambi musuq maasuq iyo Xatooyo lagu soo eedeeyey Agaasimayaashii hore ee hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.

Agaasimayaashii hore ee hay’adda Socdaalka Dr Koofi iyo Cabdul iyo Agaasimihii canshuuraha berriga Saabeey ayaa lagu waayey wax damni ah iyo maxkamadda gobolka Banaadir oo amartay in loosoo celiyo xuquuqdooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.