Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan howlo shaqo ugu sugan Degmada Cadaado ayaa dhagax dhigay mashruuc ballaaran oo lagu dhisaayo guryo ay deegaan ah oo gaaraya 117 guri.
Guryahaan ayaa loogu talagalay dadka ku sugan Cadaado ee Tabarta daran.
Leave a Reply