Wararka Ka Imanaya Galbeedka Gobalka Mudug Ayaa Sheegaya In Uu Socdo Dagaal.l Udhaxeya Laba Malayshiyo Beeleed Oo Kaoo Kala Jeeda Sacad Iyo Leelkase.
Khasaraha Labada Dhinac ayaan La Ogayn Ilaa hadda balse Warar horu dhac ah ayaa Sheegaya Inuu Jiro Khasaaro Dhismaha Iyo Dhawac ah
Xaaladda Galbeelka Gobalka Mudug ayaa Mudoyinkan waxaa kajiray Colaad Taasi Oo Waxagard Iyo Masuuliyiin ay Kuhowlanayeen Sidii Xal Looga Gaari Lahaa.
Leave a Reply