Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo u waramaayey Warbaahinta Dowlada Soomaaliya ayaa diiday inuu Balanqaado inay dalka ay dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah.
hadalkaan uj sheegay Gudoomiyaha Golaha shacabka ayaa dhabarjab waxay ku tahay qorshihii Xasan sheekh ee uu sheegay inay dalka ka dhacayso Doorasho qof iyo Cod ah.
Leave a Reply