Xildhibaanada Aamino Xuseen Cali oo Kamida Xildhibaanada Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa sheegtay in laga hor istaagay inay kamid noqoto wafti Masuuliyiin ah oo u Socday sidii lagu qaboojin lahaa dagaal beeloodyo ka dhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Leave a Reply