Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo ka hadlay Itoobiyaan Yimid Luuq

maxamudsayid

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa Degmada Luuq ee gobolka Gedo kulan kula yeeshay Taliyaha qeybta Sadexaad ee howlgalka ATMIS Besfat Fente iyo masuuliyiin kale oo katirsan howlgalka ATMIS kuwaas oo safar uga yimid magaalada Baydhabo

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada amniga, iyo Coladii ka dhacday Degmada Luuq taas oo Sababtay Qasaaro kala duwan iyo burbur soo gaaray hanti farabadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.