Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay xarunta ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho ayaa Ra’iisalwasaare Xamse iyo xukuumadiisa ugu baaqay inay iscasilaan madaama ay fashilmeen.
Xildhibaan Maalig Cabdalla oo Xildhibaanadabafkooda ku hadlaayey ayaa sidaan yiri.
Leave a Reply