Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay Qilaafka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya.
Madaxwayne Deni ayaa sheegay waxa dadka loo sheegay ee ku saabsan Itoobiya waxba kama jiraan waaye, Itoobiyana waxbaan la qayb sanaynaa.
Leave a Reply