Daawo:Baladxaawo oo lagu aasay Gudoomiye Kuxigeenkii Hore ee Degmadaas

Baladxaawo.

Dagmada Baladxawo ee Gobolka Gedo waxaa aas loogu sameeyay allaha una xariistee Gudoomiye kuxigeenkii hore èe degmada Baladxaawo Biley Hufood iyadoona aaskiisa kasoo qayb galeen Mamulka Dagmada Baladxawo iyo mamulka Dagmada Dolow iyagoona Tacsi u diray qoyskii iyo Qarabadii uu kabaxay biley Hufood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.