Guudlaawe ayaa guddoomiyey shir loogu gurmanayo ganacsatadii ku hantibeelay dabkii Suuqa Jowhar

guudlaawe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe ayaa guddoomiyey shir loogu gurmanayo ganacsatadii ku hantibeelay dabkii Suuqa Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.