Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 14-ka Agoosto oo ka qabsoontay qasriga Madaxtooyada.
Qoorqoor oo la hadlaayey mucaaradkiisa ayaa sheegay Doorashada galmudug waxa aan ula mid nahay Soomaaliya, doorasho Soomaali ku mideysantahay ayaan ka qeybgaleynaa mid gaar ah qabsan meyno.
Leave a Reply