Daawo:Macalin Maxamuud oo Sheegay inuu wado Qorshe lagu heshiisiinayo Caabudwaaq iyo Xeraale

macalin

Gudoomiyaha Ahalu-Sunna Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa sheegay inay bilaabeen sidi dib u heshiisiin loogu sameyn lahaa beelaha Walaalaha ah ee Xeraale iyo Caabud-waaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.