Puntland oo 10 Dhalinyaro ah Goob Fagaara ah Ku Toogatay

puntland

Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maanta oo Sabti ah waxay Goob banan ah ku toogteen 10 dhalinyaro Soomaali ah.

Dhalinyaradaan xukunka dilka ah lagu fuliyey ayaa ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo horey maxkamadda sare ee ciidamada ay ku xukuntay dil, kadib markii lagu helay inay geysteen dilal magaalada Gaalkacayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.