Daawo:Dab ka kacay Degmada Baardheere ayaa Sabab Dhimasho Caruur

bardheere

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka kacay Dab gaystay Qasaaro isugu jira Dhimasho iyo Burbur hamtiyadeed.

3-caruur ah oo isla dhashay ayaa ku geeriyooday Dab Khasaare geystay oo ka kacay guri ay daganaayeen oo ku yaalla degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.