Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur “TikTik” ayaa waxuu ka hadlay dadka diiday Canshuurta dowlada Soomaliya kusoo rogtay Shacabka Muqdisho.
Wasiir Tiktok ayaa sheegay in lagu qasbanahay inaan bixino Canshuurta systamka dowladda nagu waajibiyay.
Leave a Reply