Nikii Xaaskiisa Gubay oo Maxkamada Sare la horkeenay Maanta

Luul

Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa la horkeenay dacwada Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo hore maxkamada gobolka Banaadir iyo maxkamada Racfaanku dil ugu xukumeen.

Sayid-Cali ka ayaa horey loogu helay dil la sheegay inuu u gaystay xaaskiisii Luul Cabdicasiis ka dib markii gurigii ay ku jirtay sida al sheegay uu dab qabadsiiyay.

Kiiskan ayaa waxaa uu ahaa mid si wayn ay dad badan isha ugu hayaan islamarkana ay ka war-dhawrayeen waxa natiijadiisa ay ku dambeyn doonto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.