Qoor Qoor ayaa Dhuusamareeb Kuqaabilay Wafti Kasocda Hay’ada WFP

Qoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dhuusamarreeb ku qaabbilay wafdi ka socday haya’dda WFP oo uu hoggaaminyay wakiila hay’adda ee Soomaaliya mudane Elkhidir DALOUM.

Kulankan oo ay goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dowladda Galmudug iyo sii ballaarinta mashaariicda WFP ka waddo deegaannada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.