Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa ka qeyb galay xuska 102-aad ee Maalinta Turkiga

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo uu wehliyo Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka XFS, mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa galabta ka qeyb galay xuska 102-aad ee Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga, oo lagu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadan ayaa waxaa lagu xusaayay taariikhda dheer iyo guulaha Turkiga ka gaaray horumarka iyo dowlad-dhisidda tan iyo markii ay noqotay jamhuuriyad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.