Daawo:Xildhibaanada Beesha Hawiye oo Raali Galin Siiyey Koonfurgalbeed

Xildhibaan

Dhawaan bay ahayd markii odoyaal sheeganaya Magaca beelaha Hawiye ay warbaahinta kula hadleen magaalada Muqdisho ayagoo hanjabaad u diraya Xuldhibaanada Beesha Koonfurgalbeed ee Taageeray Ciidamada Itoobiya.

Xildhibaan Yuusuf Geelle iyo Senator Siciid Siyaad ayaa sheegay inay raali gelin buuxda siineynaa walaalaheen reer Koonfur Galbeed,waxaanna qirsannahay in ay yihiin dadka hormuudka u ah difaaca Qaranka iyo dowladnimadda Umadda Soomaaliyeed .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.