Maamulka Garoowe oo Ka Hsdlay Dab Qasaaro gaystay oo Ka kacay Gaalin Shidaal

dab

Duqa Magaalada Garowe ee Caasumada Maamulka Puntland Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddi ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay gaalun shidaal oo ku taala Garoowe waxuuna yiri ” Caawa Shacab iyo Dawladba Maysan u kala harin daminta Dabkaas , Walaalaheen Waxaan la qaybsanaynaa Dhibka soo gaaray , Ilaahayna Waxaan uga Baryeynaa inuu badal Khayr qaba Siiyo “.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.