Daawo:Khudbadii Qoorqoor ka jeediyey Shirkii Amniga Galmudug iyo Puntland

Qoor

Madaxweynaha Dowladd Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay shirweynaha dardargelinta dedaallada nabadeynta Gobolka Mudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa jeediyay khubad dheer oo taabaneysay dhinacyada bogaadinta wada shaqeynta labada Dowladood ee Galmudug iyo Puntland, muhiimadda nabadda, dagaal beeleedyada iyo dhibaatadooda iyo bogaadinta beelaha qaatay nabadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.