Villa Soomaaliya oo amartay in Xildhibaano kasoo jeeda KG loo diido in ay u safraan Baydhabo

sareedo

Xildhibaan Sareedo Maxamwd Cabdalla oo ah mudane ka tirsan golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta laga hor istaagay in ay ka dhoofto garoonka diyaaraha ee magaalasa Muqdisho ee Aadan Cadde.

Xildhibaanka Sareedo oo laga soo doorto koonfur galbeed ayaa ku sii jeedday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka koonfur galbeed, waxaana celiyey ciidamada dawlada dawladda iyo maamulka garoonka.

Celinta muanahaan baarlamaan ee laga celiyey garoonka Muqdisho ayaa dabajoogta khilaafka u dhaxeeya dawladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sh Maxamuud iyo maamulka koonfur galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.