Itoobiya oo Hub Kala Duwan Soo Gaarsiisay Maamulka Punland

itoobiya

Ciidamo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa la soo wareegey hub ka yimid dhinaca Itoobiya oo xalay xiisad ka dhaliyey degmada Bookh ee Gobolka Doollo ee Dowlad Deeganka Somalida iyo deegaannada xuduudda ah ah ee Soomaaliya.

Maleeshiyaad hubaysan oo isku dayey in ay sidii hubkii Caabudwaaq u furtaan ayaa la xaqiijiyey in ay la kulmeen iska caabin xooggan ciidamadii galbinaayey hubkaan syaa ahaa ciidamo ka tirsan Puntland.

Dowlada Itoobiya ayaa wadabqorshe ay Soomaaliya hub kala duwan ugu waybinayso si amniga u xumaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.