Daawo:Laftagareen oo Baydhabo Ka Daahfuray Mashruuc ay maalgalinayso UK

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo oo Hirgelintiisa ay iska Kaashanayaa Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Ingiriiska.

Munaasabada Daahfurka Mashruuca waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal, Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, Madaxda Shirkada BECO iyo Marti Sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.